Madaxweyne Erdogan oo si cad u diiday in Labo dal oo Yurub kuyaala ku biiraan NATO

Dowladaha Sweden iyo Finland ayaa doonaya in ay xubin ka noqdaan Gaashaanbuurta NATO, hasa haatee doonista waddamadaasi waxaa si cad u diiday uguna deeriyay Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan. Waxa uu sheegay Madaxweyne Erdogan in aysan marnaba raali ka aheyn ayna ogolaan doonin in dowladaha Sweden iyo Finland xubin ka noqdaan gaashaanbuurta NATO , kuwaa … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo si cad u diiday in Labo dal oo Yurub kuyaala ku biiraan NATO